Faah faahin laga bixiyay Kooxo Falal amaan daro ku howlanaa oo gacanta lagu dhigay 

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa howlgalo saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen xaafado katirsan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qabteen kooxo ku howlanaa falal amaan daro. Taliska booliiska gobolka Bari ayaa sheegay in howlgalka ay ciidamada sameeyeen lagu soo qab qabtay dhalinyaro badan oo ku howlanaa falal amaanka lidi ku ah , … Continue reading Faah faahin laga bixiyay Kooxo Falal amaan daro ku howlanaa oo gacanta lagu dhigay